Faa’iidada ey leeyihiin xawilaadyada sharciyeysan

Xawilaadyada sharciyeysan, oo laga wado bangiyada iyo wakiilada, meheradooda waxey hoos imaan sharciga iswiidhan iyo shirkadaha waxaa koontaroolo hey’adda iswiidhish. Taasna waxaa kuu sii dheer sharciyada caalamiga oo maamulaayo adeegyada oo lacag xawilaada. Sidaas daraadeed bey u fiicantahay inaa gacanta koowad dalbatid xawilaadyada sharciyeysan sida bangiyada iyo wakiilada, aadan isticmaalin qof shaqsi.'

Bangiyada iyo wakiilada waxaa mas’uul ka saaran yahay iney lacagta gaarsiiyaan meesha aad u dirtay. Mas’uuliyadas waxey ku qorantahay shuruudaha oo ku quseeyo lacag xawilaada.