Kani waa Money from Sweden
Money from Sweden waa bog adeeg oo ay xukuumaddu maal geliso oo is barbar dhigaya lacagaha khidmada ah iyo sarrafyada ku aaddan dibad lacag u diridda. Swiidhan waxaa ka jira bangiyo fara badan, shirkado, wakiillo iyo rugo kale oo kuu oggolaanaya in aad dibadda lacag u dirtid. Hawsheennu waa in aan kuu helno adeegga ugu raqiisisan, uguna degdeg badan. Bogga adeeggu waa lacag la’aan, gebi ahaanna wuu ka madax bannaanyahay laacibiinta suuqa oo dhan, waxaana hawshiisa wadda Hey’adda macaamiisha (Konsumentverket).
Waxan ayaad ku arki kartaa is barbar dhigidda sicirkaSidan ayaad sameyneysaa si aad lacag u dirtidIn lacag la diro imisa ayey ku kaceysaa?Sidee aan si raqiis ah lacag ugu diri karaa?Faaiidooyinka kannaallada lacagaha lagu dirsado ee rasmiga ahHaddii ay wax khaldamaanIn akoon la furto/In bangiga qofka la yahay loo caddeeyo