على الموقع ، نستخدم ملفات تعريف الارتباط للموقع ليعمل على النحو الأمثل. من خلال الاستمرار في التصفح ، فإنك توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.
ما هي موقع الكوكيز
Money from Sweden

Sidee aan si raqiis ah lacag ugu diri karaa?

Marka aad lacag direysid shirkaduhu waxay qaataan lacago khidmo ah oo kala duduwan. Waxaad keydsan kartaa lacag adiga oo is barbar dhigaya lacagaha khidmada ah ee shirkadaha. Adiga oo doorta sida ugu fiican lacag badan ayaa ku gaari karta qofka aad u direysid.

قارن أسعار إرسال الأموال من السويد إلى...

اختر الدولة المستقبلة
  • أثيوبيا
  • أفغانستان
  • ألمانيا
  • أوغندا
  • إريتريا
  • إسبانيا
  • البوسنة والهرسك
  • الجبل الأسود
  • الدنمارك
  • الصومال
  • الصين
  • العراق
  • الفلبين
  • النرويج
  • الهند
  • الولايات المتحدة الأمريكية
  • اوكرانيا
  • باكستان
  • بنغلاديش
  • بوركينا فاسو
  • بولندا
  • بوليفيا
  • تايلاند
  • تركيا
  • تشيلي
  • تنزانيا
  • رواندا
  • زامبيا
  • سوريا
  • سيريلانكا
  • صربيا
  • غامبيا
  • فرنسا
  • فنلندا
  • فيتنام
  • كمبوديا
  • كولومبيا
  • كينيا
  • لبنان
  • مالي
  • موزمبيق
  • نيجيريا
  • هنغاريا

Muhiim:

  • In wax badan la diro ayaa mar walba ka raqiisisan in kis-kis-yar wax loo diro

  • Waqti fiican waxa dirso; in saacado gudohood wax la rabo la diro wey ka qaalisantahay badanaa wax la dirayo oo dhawr maalin qaadanaya

  • Is barbar dhig siyaabaha kala duwan ee wax loo dirsado

Is barbar dhig shirkadaha iyo qiimaha

Isticmaal sicir is barbar dhigeheenna si aad u aragtid farqiga u dhexeynayasiyaabaha kala duduwan ee lacag loo dirsado. Halkan waxaad xitaa ka arki kartaa inta lacaga ee khidmo ahaan u lumeysa, koroon ahaan iyo boqolkiiba intaa ahaan intaba. Waxaan muujineynaa inta ay ku kaceyso in la diro 1 000, 3 000 iyo 5 000 oo koron. Lacagta adiga aad rabtid kuma buuxin kartid.