على الموقع ، نستخدم ملفات تعريف الارتباط للموقع ليعمل على النحو الأمثل. من خلال الاستمرار في التصفح ، فإنك توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.
ما هي موقع الكوكيز
Money from Sweden

Sidan ayaad sameyneysaa si aad lacag u dirtid

Si aad lacag u dirtid waxaad la xiriireysaa bangi,wakiilamashirkad ka shaqeysa lacagdirid. Dhammaan shirkaduhu lacag uma wada diraan waddamada oo dhan.

قارن أسعار إرسال الأموال من السويد إلى...

اختر الدولة المستقبلة
  • أثيوبيا
  • أفغانستان
  • ألمانيا
  • أوغندا
  • إريتريا
  • إسبانيا
  • البوسنة والهرسك
  • الجبل الأسود
  • الدنمارك
  • الصومال
  • الصين
  • العراق
  • النرويج
  • الهند
  • الولايات المتحدة الأمريكية
  • باكستان
  • بنغلاديش
  • بوركينا فاسو
  • بولندا
  • بوليفيا
  • تايلاند
  • تشيلي
  • تنزانيا
  • ديك رومى
  • رواندا
  • زامبيا
  • سوريا
  • سيريلانكا
  • صربيا
  • فرنسا
  • فنلندا
  • فيتنام
  • فيلبيني
  • كمبوديا
  • كولومبيا
  • كينيا
  • لبنان
  • مالي
  • نيجيريا
  • هنغاريا

Lacagta waxaad diri kartaa iyadoo kaash ah, iyadoo kaar laga goosanayo ama in aad akoonkaaga kasoo shubtid. Shirkadaha oo dhan ma oggola siyaabaha lacagta loo bixiyo oo dhan.

Muhiim! Inta aadan lacag dirin waxaa habboonaan karta in aad ogaatid waxa adiga kuugu muhiimsan:

  • qiimaha: waxalacag diriddu ay ku kaceyso

  • waqtiga: inta waqti ah ee ay qaadaneysointa lacagtu ay meesheedi ka gaareyso