على الموقع ، نستخدم ملفات تعريف الارتباط للموقع ليعمل على النحو الأمثل. من خلال الاستمرار في التصفح ، فإنك توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.
ما هي موقع الكوكيز
Money from Sweden

In lacag la diro imisa ayey ku kaceysaa?

Kharashka ay in lacag dibadda loo diro ku kaceyso badanaa wuu kala duduwanyahay maxaa yeelay shirkad walba iyada ayaa go’aan ka gaareysa lacagaheeda khidmada ah. Shirkadaha bixinaya adeegga dibad lacag u diriddu waxay taas ku qaadanayaan lacag khidmo ah. Marka lacag diriddu ay dhacdowaxaa xitaa la qaadanayaa lacag khidmo ah si loogu sarraffo lacagta waddanka lacagta loo dirayo. Marar badan inta lacagta khidmada ahi ay noqoneyso aadbey u kala duduwantahay.

قارن أسعار إرسال الأموال من السويد إلى...

اختر الدولة المستقبلة
  • أثيوبيا
  • أفغانستان
  • ألمانيا
  • أوغندا
  • إريتريا
  • إسبانيا
  • البوسنة والهرسك
  • الجبل الأسود
  • الدنمارك
  • الصومال
  • الصين
  • العراق
  • الفلبين
  • النرويج
  • الهند
  • الولايات المتحدة الأمريكية
  • اوكرانيا
  • باكستان
  • بنغلاديش
  • بوركينا فاسو
  • بولندا
  • بوليفيا
  • تايلاند
  • تركيا
  • تشيلي
  • تنزانيا
  • رواندا
  • زامبيا
  • سوريا
  • سيريلانكا
  • صربيا
  • غامبيا
  • فرنسا
  • فنلندا
  • فيتنام
  • كمبوديا
  • كولومبيا
  • كينيا
  • لبنان
  • مالي
  • موزمبيق
  • نيجيريا
  • هنغاريا

Taas waa in aad adiguogaataa inta aadan lacag dibadda u dirin si aysan kaaga hoos bixin lacago khidmo ah:

  • Soo ogawinta khidmada loo qaadanayo si lacagta loo diro iyolacagta khidmadasarrafka loo qaadanayo. Shirkad raqiis ku ah lacag khidmo ah ayaa qaali ku noqon karta lacag kale oo khidmo ah.

  • Mar walba markaaad dooneysidin aad lacag dirtid weydii haddii kharash leyskaga qaadayo waddanka ay lacagtu ku socoto.

  • Ha illoobin in aad kharashaadka oo dhan isku xisaabisid. Waa inta lacag ah ee meesha soo gaareysa waxa muhiimka ah.

Isku xisaabikharashaadka oo dhan:

  • Lacagta khidmada ahee lacag diridda

  • Lacagta khidmada ah ee sarrafka, waxa loogu yeero lacagta khidmada sarrafka

  • Kharashaadka qaadashada