On the site we use cookies for the website to function optimally. By continuing to browse, you agree that we use cookies.
What is cookies?
Money from Sweden

Kani waa Money from Sweden

Money from Sweden waa bog adeeg oo ay xukuumaddu maal geliso oo is barbar dhigaya lacagaha khidmada ah iyo sarrafyada ku aaddan dibad lacag u diridda. Swiidhan waxaa ka jira bangiyo fara badan, shirkado, wakiillo iyo rugo kale oo kuu oggolaanaya in aad dibadda lacag u dirtid. Hawsheennu waa in aan kuu helno adeegga ugu raqiisisan, uguna degdeg badan. Bogga adeeggu waa lacag la’aan, gebi ahaanna wuu ka madax bannaanyahay laacibiinta suuqa oo dhan, waxaana hawshiisa wadda Hey’adda macaamiisha (Konsumentverket).