On the site we use cookies for the website to function optimally. By continuing to browse, you agree that we use cookies.
What is cookies?
Money from Sweden

Haddii ay wax khaldamaan

Fadlan shirkadda weydii sida ay wax la yeelayo haddii ay wax khaldamaan. Sidoo kale weydii dukumiintiyada iyo waraaqaha aad u baahan kartid si aad u caddeysid lacag diriddaada. Waxaa muhiim ah in la ogaado rasiid ama heshiiska aad u baahantihid si aad u muujin kartid in aad lacag dirtay.

Compare prices for sending money from Sweden to...

Select receiving country
  • Afghanistan
  • Bangladesh
  • Bolivia
  • Bosnia and Herzegovina
  • Burkina Faso
  • Cambodia
  • Chile
  • China
  • Colombia
  • Denmark
  • Eritrea
  • Ethiopia
  • Finland
  • France
  • Gambia
  • Germany
  • Hungary
  • India
  • Iraq
  • Kenya
  • Lebanon
  • Mali
  • Montenegro
  • Mozambique
  • Nigeria
  • Norway
  • Pakistan
  • Philippines
  • Poland
  • Rwanda
  • Serbia
  • Somalia
  • Spain
  • Sri Lanka
  • Syria
  • Tanzania
  • Thailand
  • Turkey
  • Uganda
  • Ukraine
  • USA
  • Vietnam
  • Zambia

Muhiim:

  • Mar walba keydso heshiiska iyo rasiidyada aad lacagta ku dirtay ilaa aad ka ogaatid in cidda aad lacagta u dirtay ay lacagta qaadatay.

  • Waxaa sidoo kale muhiim ah in qofka lacagta loo dirayo uu keydsado wixii rasiidyo ah ee laga yaabo in uu jiraan.

Haddii ay dhibaato dhacdo waxaa muhiim ah in waraaqaha oo dhan ay yaallaan si aad u dalban kartid in wax la saxo, macnaha in aad ashtako sameysid.